Mohamed yoocaale 2015 geeraar somalia official video (directed by studio liibaan).Ummad waliba waxay leedahay suugaan iyada u gaar ah oo ay ku faanto, suugaantaas oo ay ku cabbirto ujeedadeeda, dareenkeeda iyo waxa ay rumeysan tahayba. Ummadda Islaamka ahina waxaa u gooni ah suugaanno diini ah oo ku fadhida caqiidadooda taas oo badanaaba ka duwan kuwa shacuubta aan Islaamka ahayn, lehna saldhig iyo tixraac fac weyn oo marjac ah.